Xukun adag oo lagu riday Madaxweyne dilay Madaxweynihii talada uga horeeyey

Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas Blaise Compaore dilkii 1987-kii ee hoggaamiyihii hore ee dalkaas Thomas Sankara. Sacab xooggan ayaa is-qabsaday gudaha maxkamadda kadib markii la aqriyey xukunka muddada la sugayey, taasi oo soo geba-gebeysay kiis soo jiitamayey 34 sano. Maxkamadda ayaa sidoo … Continue reading Xukun adag oo lagu riday Madaxweyne dilay Madaxweynihii talada uga horeeyey